HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay horjooge sare oo Alshabaab Hiiraan

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana lagu dilay dhowr hor...

Ku dhowaad 30 qof oo lagu dilay duqeyn ay RSF ka geysatay Suudaan

Wararka ugu dambeeyay ee ka imaanay dalka Suudaan ayaa sheegaya in ugu yaraan 27 qof oo rayid ah lagu dilay, tiro kalena lagu dhaa...

Maraykanka iyo Jabuuti oo ka hadlay xaaladda siyaasad iyo xasillooni ee Geeska Afrika

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa kulan gaar ah la yeeshay mas’uul ka socday dowladda Maraykanka, kaas oo lagu xo...

Maxay ku qotontaa khubadda madaxweyne Xasan Sheekh ee Qaramada Midoobey?

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan ergada Soomaaliya, ayaa ka qeyb-galay furitaanka Meertad...

Dowladda Soomaaliya oo wada qorshe dib-u-habeyn loogu samaynayo Ciidanka Xoogga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay qorshe dib-u-habeyn ballaaran loogu samaynayo Ciidanka Xoogga Dalka CXD, kaas oo hadd...

Taliye sare oo Puntland kaga geeriyooday Qarax ka dhacay Calmiskaad

Taliyihii Howlgelinta Ciidanka Howlgalka Calmiskaad ee Puntland ahna Taliyaha Guutada 2-aad & Ururka Duufaan, Janaraal Axmed C...

Tiradii ugu badnayd Tahriibayaal Soomaali ah oo dalka lagu soo celiyay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 173 muwaadin Soomaali ah, kuwaas oo intooda badan ah dhalinyaro ku x...

Itoobiya oo lagu eedeeyey Xadgudubka Saxafiyiinta iyo caburinta xad-dhaafka ah – Soomaalid...

Human Rights Watch ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay si sharci darro ah u xirtay ugu yaraan lix saxafi iyo shaqaale warbaah...

Saraakiil Maraykan ah oo Madaxweynaha Somaliland kula Kulay Hargeysa – Maxay Ka Wadahadlee...

Madaxweynaha Somalialand Maxamed Cabdulaahi (Cirro) ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay saraakiil ka socda Taliska C...

Galmudug oo ka hortimid Masjid lagu gubay gobolka Galgaduud

Maamulka Galmudug ayaa si adag uga hortimid falkii dhawaan lagu dumiyey laguna gubey Masjidka Al-Raxmaan ee degmada Huurshe ee gob...

Jubbaland oo xog ka bixisay howlgal lagu beegsaday kooxda Alshabaab

Wararka ka imaanaya Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada maamulka oo kaashanaya Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka ay haw...

Galmudug oo awaamiir adag ka koo saaray afduubka dadka shacabka

Maamulka Galmudug ayaa shaaciyey awaamiir adag oo ku saabsan afduubka shacabka , isagoo sheegay in tallaabo sharci ah laga qaadi d...

Live Now

English News

Facebook Feed