HomeWararka

Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Somaliland ugu baaqday siideynta Maxaabiista ku jira Xabsiyadeeda

Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya oo la wareegtay 25 maxbuus oo lagu qabtay dagaalkii u dhexeeyay Somaliland iyo SSC-Khaatumo, ka d...

Somaliland oo ku dhawaaqday inay joojisay wada-hadalladii Soomaaliya

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa shaaciyey in ay joojiyeen wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaal...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Guuldarradu mararka qaar aheyn fashil

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in guuldarrooyinka lagala kulmo dagaalka aysan micnaheedu ahayn fashil,...

Al-Shabaab oo qabsatay Aadan Yabaal, ciidamada dowladda oo dib u guray – Xiisad dagaal oo ...

Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo culus oo maanta ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, ka di...

Dagaal khasaare sababay oo Al-Shabaab ku qaadday Aadan Yabaal Shabeellaha Dhexe

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar culus oo saaka kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigyada ciidanka xoogga dalk...

Beeraleyda Golweyn oo ku eedeeyey Ciidamada Uganda Duqeyn iyo Qabsasho Dhul Beereed

Beeraleyda deegaanka Golweyn oo qiyaastii 120-km u jirta magaalada Muqdisho ayaa si adag uga cabaareeyey falal xadgudub ah oo ay k...

SSC–Khaatumo oo Dowladda Federaalka ku Wareejisay 25 Maxbuus oo ka tirsanaa Ciidamada Soma...

SSC–Khaatumo ayaa si rasmi ah ugu wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo ka soo jeeda Somaliland, kuwaasi oo lagu...

Diwaan galinta doorashada qof iyo cod oo Muqdisho ka bilaabatay

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka gaar ahaan degmada Shangaani waxa maanta ka billawday diiwaangalinta codbixiyaasha golaha d...

Maxaa ka jira in ganacsato Alshabaab kala hadleen Xayiraad saarneyd Xudur in ka badan 10 s...

Iyada oo saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen wararka la xariira in Alshabaab ay xayiraaddii ka qaaday degmada Xudur ee gobol...

Puntland oo digniin u dirtay dadka in ka fogaadaan goobaha biya mareenka ah

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota dhammaan shacabka ku dhaqan ...

Maraykanka oo sheegay in duqeyn uu ku dilay Daacish badan gudaha Soomaaliya

Iyadoo si buuxda ula kaashaneysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah ka fu...

Xukuumadda Somaliland oo ku Dhawaaqday in uu Soo Dhammaaday Khilaafkii Ceel-Afweyn

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la soo afjaray khilaafkii muddada dheer ka taagnaa degmada Ceel-Afweyn ee...

Live Now

English News

Facebook Feed