HomeWararka

Wararka

Somaliland oo dhaqan gelisay amarradeedii diyaaraddaha Iyo nidaamka e-Fisaha

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta sheegtay in ay si buuxda u dhaqan gelisay amarro horey uga soo baxay oo la xiriira duulimaadyada...

Puntland oo ku dhawaaqay in ay dal-ku-galka ay ku bixin doonaan Garoomadeeda aysanna raace...

Maamulka Puntland ayaa si cad u sheegay in aan deegaannadooda aan lagu soo geli karin dal-ku-galka elektaroonigga ah (E-Visa) ee a...

Isbahaysi siyaasadeed oo cusub oo ay ka dhexmuuqdaan siyaasiyiin caan ah oo lagu dhawaaqay...

Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay isbahaysi siyaasadeed oo cusub oo lagu magacaabo Midowga Haybad Qaran, kaasi oo ay ku mid...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Heshiis la gaaray mid ka mid ah siyaasiyiinta deegaankaas ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxam...

Sidee u dhacay falkii lagu dila, laguna gubay Marxuum xanuunsan Wanlaweyn?

Waxaa galabnimadii Jimcaha ka dhacay deegaanka Dudumaay ee duleedka degmada Wanlaweyn dhacdo naxdin iyo argagax leh, kaddib markii...

Muxuu yahay qorshaha Somaliland wado ee lagu soo daynayo Maxaabiis looga hayo Laasacaanood...

Xukuumadda Somaliland ayaa war ka soo saartay halka uu marayo qorshaha siideynta maxaabiista looga qabtay colaadii labadii sano ee...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo si adag uga hadlay xarigga Guddoomiyaha urur siyaasiy...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta war kasoo saaray xarigga lagula kacay urur ka mid ah kuwa u diwaangashan, kaasi oo l...

Falal argxan darro ah oo weli ka sii socda Shabeellaha Hoose iyo DFS oo ka hadashay

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya degmooyinka Wanlaweyn iyo Yaaqbereweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xiisad...

Ciidanka Xoogga Dalka oo dilay hoggaamiye sare oo Alshabaab ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaacisay in howlgallo qorsheysan oo ka dhacay tuulada Abal oo 21-km koofur ka xigta mag...

Koonfur Galbeed oo si adag uga hadashay falkii Argagaxa lahaa ee ka dhacay Wanlaweyn

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay deegaanka Dadumaay ee duleedka...

Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo Ciidamada dowladda oo dad rayid ah dhimasho & dhawaac ...

Ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa faahfaahin dheerad ah ka bixiyey howlgal ay fuliyeen deegaanka D...

Dood Kulul oo Ka Dhalatay Da’da Qaangaarka iyo Xeerka Xabsiyada : Baarlamaanka Puntland iy...

Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta yeeshay fadhi adag oo dood kulul ka dhex dhalisay Baarlamaanka iyo Wasaaradda Caddaaladda, ...

Live Now

English News

Facebook Feed