HomeWararka

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shabeellaha dhexe ka dhagax-dhigay Dekad iyo garoon diyaradeed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee New Mogadishu Inter...

Puntland oo war ka soo saartay askar ku soo dhaawacantay Calmiskaad oo cabasho keenay

Madaxtooyada Puntland ayaa maanta war ka soo saartay cabashooyin ka yimid qaar kamid ah ciidamada ku dhaawacmay dagaalkii ka dhaca...

Madaxweyne ku xigeenkii 2-aad ee Jubbaland oo ku geeriyooday Kenya

Marxuum Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud, Madaxweyne ku xigeenkii 2-aad ee Jubbaland ayaa maanta ku geeriyooday Kenya, halkaasi oo maal...

Dagaal Khasaare rayid sababay oo ka dhacay Caabudwaaq Galmudug

Dagaal culus oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramaaya inuu dhaliyey khasaare k...

Ciidanka Danab oo gacanta ku dhigay Horjooge Sare oo ka tirsan Al-Shabaab, xubno kale iyo ...

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaano hoos taga gobolka Shabeellaha Hoose waxay gacanta k...

Jabuuti oo qorshaynaysa in xal laga gaaro colaadda Suudaan

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo dalkiisu yahay guddoomiyaha hadda ee ururka IGAD, ayaa xaqiijiyay in diblomaasiyad...

Sidee Dibadbaxyada rabshadaha Watay ee Kenya u saameeyeen Ganacsiyada Soomaalida iyo dowla...

Iyadoo dalka Kenya uu toddobaadkan wajahay dibadbaxyo rabshado wata oo ruxay magaalooyin waaweyn, ayaa dowladda Kenya ku sheegtay ...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo kadib maalmo uu hiilo siyaasadeed u j...

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kaddib maalmo uu ku joogay mag...

Duqeyn lagu dilay ku dhawaad 20 Xubnood oo Alshabaab ah oo ka dhacay Hirshabeelle

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS oo faahfaahin ka bixisay howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loogu beegsaday kooxda Alshabaab oo la...

Puntland iyo Jubbaland oo uga digay Dawlada Federaalka ee “xadgudubka awoodeed”...

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta soo saaray war-saxaafadee...

Hay’adda Batroolka Soomaaliya oo sheegtay in bisha Luulyo ay Bandhi doonto Natiijooyinka S...

Hay’adda Batroolka Soomaaliya (SPA) ayaa ku dhawaaqday in ay bisha Luulyo si rasmi ah u shaacin doonto natiijooyinka sahanno batro...

Maxaa la isku afgartay oo qodobo ah shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka?

Shirkii maanta u furmay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ku midoobay Madasha Samata-...

Live Now

English News

Facebook Feed