HomeWararka

Wararka

Ku dhawaad40-kun arday oo saaka u fadhiistay imtixaanka Dugsiga Sare ee Qaranka

Waxaa saaka si rasmi ah Soomaaliya uga bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare, kaas oo ay u fadhiiste...

Kenya oo shaacisay taageeradii maaliyadeed ee weerarkii DusitD2 laga soo hagaya seddex dal...

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa ku andacooday in weerarkii argagixiso ee lix sano ka hor ka dhacay hotelka DusitD2 ee magaal...

Madaxweynaha Jabuuti oo si adag uga hor yimid dalab Itoobiya kaga yimid oo ku aadan deked ...

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay jariidada Jeune Afrique ku shaaciyay in dowladda Ito...

In ka badan 41-kun arday dugsiga dhexe ah oo dhameystay Imtixaanka Dowladda iyo falcelin c...

Kumanaan arday ah oo dhigta fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyay imtixaanka shahaadiga ah ee ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guul ku tilmaamay dhammaadka Sahanka Shidaalka ee Turkigu ka Sa...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqday markabka baarista shidaalka ee “Oruc Reis”, oo muddooyinkii dam...

Turkiga oo war ka soo saaray sahankii Baarista Gaaska iyo Saliidda Soomaaliya

Markabkii sahanka badda ee Turkiga, Oruç Reis, ayaa si guul leh u dhammeystay hawlgalkiisii socday 234-ka maalmood ee biyaha Sooma...

Saacado xasaasi ah kahor duufaanta: Bariga Dhexe ma wuxuu galay dagaal balaaran?

Khabiirro iyo falanqeeyayaal siyaasadeed ayaa isku raacsay in Bariga Dhexe uu marayo marxalad amni oo xasaasi ah, iyadoo xiisadda ...

Dowladda Soomaaliya oo digniin u Dirtay Beesha Caalamka C6+ kana Hortimid Faragelinta Arri...

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa muujisay in aysan aqbali doonin faragelin toos ah oo xubnaha Beesha Caalamka ee C6+ ay ka ...

Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay dagaalka Alshabaab iyo Amniga

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cal...

Ciidamada Puntland oo Guullo ka dagaal toos iyo qaraxyo oo ay la galeen Kooxda Daacish

Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa sheegay inay guul weyn ka gaareen howlgal militari oo ay ka fuliyeen deegaanka God-curre ee ku...

Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahannada gobolka Mudug oo Ku Baaqay Shir Wadatashi ah

Siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolka Mudug ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed rasmi ah oo ay kaga ha...

Puntland oo Mamnuucday Shirarka Mucaaridka ee Garoowe

Maamulka Puntland, gaar ahaan duqa degmada Garoowe ayaa si cad u mamnuucay in shirar siyaasadeed ay ka dhacaan caasimadda maamulka...

Live Now

English News

Facebook Feed