HomeFeatured News

Featured News

Isbahaysi siyaasadeed oo cusub oo ay ka dhexmuuqdaan siyaasiyiin caan ah oo lagu dhawaaqay...

Waxaa maanta si rasmi ah loogu dhawaaqay isbahaysi siyaasadeed oo cusub oo lagu magacaabo Midowga Haybad Qaran, kaasi oo ay ku mid...

Sidee u dhacay falkii lagu dila, laguna gubay Marxuum xanuunsan Wanlaweyn?

Waxaa galabnimadii Jimcaha ka dhacay deegaanka Dudumaay ee duleedka degmada Wanlaweyn dhacdo naxdin iyo argagax leh, kaddib markii...

Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada iyo Dambiyada Culus ee Puntland

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku dhawaaqay in uu kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culu...

Itoobiya oo shaacisay waqtiga ay ku dhamaynayso mashruuca sifeynta shidaalka gobolka Sooma...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay qorsheyneyso in muddo 24 bilood gudahood lagu dhammayst...

Itoobiya oo sheegtay in aanay sii ahaan doonin dal aan marin badeed lahayn, xilli hoos loo...

Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya, Jeneraal Berhanu Jula, ayaa hadallo kulul oo muran dhaliyay ka jeediyay munaasabadda lagu xus...

Puntland oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray dagaalkii Daacish

Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu soo afjaray dagaalkii lagula jiray kooxda Daacish (IS) ee ku sugneyd buuraha ...

Muqdisho oo laba qayb loo kala qaybiyay Maxayse tahay sababtu?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana shir-guddoominayey Ra’iisul Wa...

Madaxweyne Cirro oo ka degay Ceerigaabo

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa maanta gaaray magaalada Ceerigaabo, halkaas oo uu ka socdo q...

NISA oo shaacisay dilka ku dhawaad toban Alshabaab iyo khasaare kale Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay howlgallo qorsheysan k...

“Puntland waxay qarka u saaran tahay inay ku dhawaaqdo dhamaadka dagaalka” Mad...

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Carmo, ayaa maanta ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee...

Maxaan kala soconaa liiska golaha wasiiradda cusub ee Waqooyi Bari?

Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa soo magacaabay Golihiisa Wasiirrada cusub o...

Maxkamadda Galgaduud oo xukun ku riday eedeysanayaal loo haystay dilka hooyo & carruu...

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday xukunka rag lagu eedeeyay dilkii naxdinta lahaa ee hooyo iyo saddex gabdhood oo ay...

Live Now

English News

Facebook Feed