HomeFeatured News

Featured News

Sidee DFS uga falcelisay hadalada ay jeediyeen Mucaaradka?

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Cumar Balcad ayaa difaacay doorashooyinka golayaasha degmooyinka Muqdisho ka dib ...

“Walaalaha Kismaayo jooga si la fahmi karo isku raaca, ra’yina la imaada”...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka qayb galay munaasabadda xuska 82 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Mid ka mid ah dagaalladii ugu cuslaa oo ka socda gobolka Kordofan ee dalka Suudaan

Mid ka mid ah dagaalladii ugu cuslaa ayaa maanta ka socda gobolka Kordofanta Waqooyi ee dalka Suudaan halkaasi oo ay ku hardamayaa...

Xamsa oo xil ka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiiradda — yaa la magacaabay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo saaray wareegto uu xilalkii kaga qaaday Wasiiro ka mid ahaa xukuumaddiisa, isa...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood kulul ka yeeshay sharciga Ciidanka Booliiska

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay mid ka mid ah kulamadoodii ugu kululaa, kadib markii ...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay hadal ka soo yeeray Israa’iil oo ku aadan in lab...

Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u beenisay jiritaanka wax xiriir diblomaasiyadeed ah ama xiriir kale oo Israa’iil kala dhaxeeya, k...

Somaliya oo beenisay inay hub u gacan-geliso dalalka dariska ah: Somaliland & Marayka...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar Balcad, ayaa si adag u beeniyay eedeymaha sheegaya in Soomaaliya lo...

Maraykanka oo wada Israatiijiyad cusub oo kahor tagaysa dagaal dhex mara Soomaaliya, Itoob...

Istaraatiijiyadda cusub ee amniga qaranka Maraykanka oo uu soo saaray madaxweyne Donald Trump ayaa si gaar ah u xustay qaboojinta ...

Danab oo la sheegay in howlgal guuleystay ka fulisay Tooratoorow Shabeellaha Hoose

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in ciidanka Kumaandooska Danab ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaa...

Maxay ka macno tahay qabsashada RSF ee xaruntii ugu waynd ee shidaalka Suudaan?

Gacanta ku dhigista ay Ciidanka Gurmadka Degdegga ee loo yaqaan RSF ku dhigeen xaruntii ugu waynayd ee shidaalka laga soo saaro ee...

In ka badan shan qof oo lagu dilay weerarro ka dhacay magaalada Beledxaawo

Ugu yaraan 5 qof lagu soo waramayaa in lagu dilay weerarro is xigxigay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Beledxaawo ...

Madaxweyne Xasan Sheekh ma wuxuu u jawaabayaa Trump?

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey arimaha doorashada qof iyo codka ah ee goleyaasha deegaanka oo dhawaan lagu wado i...

Live Now

English News

Facebook Feed