HomeFeatured News

Featured News

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tagay Dhuusamareeb iyo u u jeedka socdaalkiisa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Yuusuf Xuseen jimcaale Madaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb e...

Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn diyaaradaha Kenya ka gaysteen Gedo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn xagga cirka ah oo diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanka Ceel Cadde ee gobolka ...

Maxaa ka soo kordhay safarkii Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee uu ku tagay furimaha...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho ku tagay Saldhigga Ciidanka Xoogga Dalk...

Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo dilay xubno ka tirsan Al shabaab howlgal ka dhacay G...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Al shabaab, w...

Dadka Daneeya Dalxiiska oo ka cabanaya Weeraro iyo dilal ay Al-Shabaab ka geysteen Lamu ee...

Dadka daneeya hoteelada iyo dalxiiska ee ismaamulka Lamu ee dalka Kenya  ayaa aad uga walaacsan weerarada iyo dilalka argagixisani...

Ciidanka Nabad-sugidda Jubaland oo gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa deegaanno ka tirsan ...

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland oo kaashanay dadka deegaanka Jubaland, gaaar deegaanno ka tirsan  magaalada ...

SSC khaatumo faah faahin ka bixsay khasaarihii ka dhashay duqeyntii Laascaanood ee Saaka

SSS-Khaatumo ayaa war ka soo saaray dagaalkii saaka ka dhacay duleedkii magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo sab...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay madaafiic lagu duqeeyay Laascaanood

Ugu yaraan afar qof oo rayid ah ayaa ku dhintay madaafiic saaka ku soo dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, sida...

Ugu yaraan 9 askari ayaa lagu dilay Somaliland iyo dhaawaca ku dhawaad 20 kale

Ugu yaraan 9 askari ayaa ku dhintay, 17 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar gaadmo ah oo lagu qaaday ciidamo ka tirsan booliska So...

Weerar culus oo sababay dhimashada 10 ruux oo ka dhacay degmada Jalalaqsi iyo dhaawaca gu...

Warrar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, weerar...

Dowladda Soomaaliya: Waxan dilnay 25 dagaal yahan oo ka tirsan Al shabaab

Dowladdu Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka iyo saaxiibbada Caalamiga ah ka fuliyeen Gobol...

Caruur isku qoys ah oo dil wadareed loo geystay dugsi quraan dowlad deegaanka Soomaalida

Faah fahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya dil wadareed loo geystay caruur isku qoys ah oo lagu dilay dowlad deegaanka Soomaalida,...

Live Now

English News

Facebook Feed