HomeFeatured News

Featured News

Faah faahino ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowla...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax  ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka deegaanka Ceelasha Biyaha, k...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka aan caadiga aheyn ee maanta ka furmaya d...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampa...

Xubnaha cusub ee baarlamaanka Puntland oo lagu dhaariyay magaalada Garowe isla markaana dh...

Munaasabad la soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Golaha Wakiilada  Puntland ee Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu dhaariyay Xildhi...

Soomaaliya oo taariikh ka sameyn doonta IMF iyo Bangiga Adduunka Isbuucaan

Dhaqdhaqaaqa dib u soo kabashada dhaqaalaha, Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay gaarto guul taariikhi ah iyadoo hay’adda l...

Saciid Cabdullaahi Deni oo si xasaasi ah uga hadlay khilaafka ka taagan arrimaha doorashoo...

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arrimaha cakiran ee doorashooyinka maamulkaas, kaas oo waresi siiyay ...

Soomaaliya oo bilowday qorshe dib loogu habeynayo nidaamka dowladnimo ee dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday qorshe istaraatiiji ah oo wax looga beddelayo hannaanka dowladnimo ee dalka. Qorshahan oo loo...

Ciidanka Booliiska Kenya oo ka hor tagay qaraxyo looga shakisan yahay in ay ka dambeyeen A...

Koox ka tirsan booliska Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo lala damacsanaa gaadiidka rakaabka qaada markii ay ogaadeen, oo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tagay Dhuusamareeb iyo u u jeedka socdaalkiisa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Yuusuf Xuseen jimcaale Madaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb e...

Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn diyaaradaha Kenya ka gaysteen Gedo

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa duqeyn xagga cirka ah oo diyaaradaha Kenya ka geysteen deegaanka Ceel Cadde ee gobolka ...

Maxaa ka soo kordhay safarkii Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee uu ku tagay furimaha...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho ku tagay Saldhigga Ciidanka Xoogga Dalk...

Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo dilay xubno ka tirsan Al shabaab howlgal ka dhacay G...

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Al shabaab, w...

Dadka Daneeya Dalxiiska oo ka cabanaya Weeraro iyo dilal ay Al-Shabaab ka geysteen Lamu ee...

Dadka daneeya hoteelada iyo dalxiiska ee ismaamulka Lamu ee dalka Kenya  ayaa aad uga walaacsan weerarada iyo dilalka argagixisani...

Live Now

English News

Facebook Feed