HomeFeatured News

Featured News

Masar iyo Soomaaliya oo soo gabagabeeyey wadahadallada farsamo ee ku biirista Qaahira AUSS...

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa soo gabagabeeyey wadahadallo farsamo oo ku saabsan ka qaybgalka Qaahira ee howlgalka Nabad ila...

Puntland oo go’aan adag ka soo saartay Ajaaniibta sharci darada ku soo gala deegaann...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo sheegtay iyada oo xeerinaysa nabaddgelyada iyo badqabka dadka iyo hantidooda waxay ayaa mee...

Puntland oo war ka soo saartay Xubin Daacish ah oo isu soo dhiibay

Ciidamada difaaca Puntland ee gobolka Bari ayaa sheegay in Xubin sare oo katirsan kooxda Daacish uu isu soo dhiibay, kaasi oo ay c...

Dowladda Soomaaliya oo si adag uga jawabtay in Muqdisho looga yeeray Safiirka u fadhiya Ke...

Dowladda Soomaaliya ayaa ku sheegtay war aan sal iyo raad toona laheyn, ka dib markii ay baraha bulshada iyo warbaahinta ay ku baa...

War degdeg ah: Dagaal toos oo u ka socda degmada Matabaan Hiiraan

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa hadda waxaa ka socda dagaal u dhaxeeyey koox qaab qabiil u abaabulan & ciidamada Bool...

Iiraan & Ruushka oo qalinka ku duugaya hesiiska “Iskaashi Istiraatiiji oo Dhama...

Madaxweynaha Iiraan Massoud Bizeshkian ayaa maanta gaaray magaalada Moscow ee caasimada Ruushka, halkaasi oo saga isaga dhiggiisa ...

Dawlada Soomaaliya oo si cad u sheegtay mowqifkeeda ku aadan in saldhig ciidan Itoobiya ku...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday inay siineyso Itoobiya saldhig ciidan oo badda ah, ka dib heshiisyadii Ankara iyo ...

Tiradii ugu badneyd Daacish dumar ku jiraan oo Puntland oo sheegtay inay dishay

Ciidanka Difaaca Puntland ee howlgalka ka dhanka ah Daacish ku guda jira ayaa sheegay inay maanta dileen 20 ka mid ah kooxda, halk...

Maxaa ka socda Addis Ababa? Maalintii 2-aad ee kulamada Xasan Sheekh & Abiy Axmed

Iyada oo maalinkii 2-aad uu galay socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ku joogo dalka Itoobiya ayaa waxaa halkaasi uu kulamo dhinacyo...

Puntland oo sheegtay inay burburisay ku dhawaad 10 talis Daacish ku laheyd Calmiskaad iyo ...

Ciidamada difaaca Puntland ayaa sheegay in inka badan 8 Talis iyo Saldhigyo ka burburiyeen kooxda daacish, kuwaa oo ay ku lahaayee...

Turkiga oo heegan buuxa galiyay ciidamadiisa xaggeese ku wajahan yihiin?

Ciidamada qalabka sida ee Turkiga ayaa loo diyaariyay dagaal buuxa sababo la xiriira baahida suurtagalka ah ee howlgalka ka dhanka...

WAR DEGDEG AH: Dagaal duqeyn la socoto oo Ciidamada Xoogga iyo Alshabaab ku dhexmaraya gob...

Wararka ka imaanaya deegaanka Beerayabaal ee hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa ku soo waramaya inuu ka socdo de...

Live Now

English News

Facebook Feed