Wasiirka Amniga Gudaha oo markii ugu horreysay kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha soona jeediyay hadalo cusub

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, halkaasi oo uu Wasiirku kula kulmay shaqaalaha iyo agaasime waaxeedyada.

kulanka oo ahay mid muhiim ah, ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan, oo diirada lagu saaray hannaanka wadasahqeynta hey’adda iyo hey’adaha kala ee dowladda, iyo in sare loo qaado arrimahaa shaqada ee hey’adda ssocdaalka.

Wasiirka ayaa kula dar daarmay Saraakiisha iyo Hogaanada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya in ay kordhiyaan howlaha muhiimka ah ee ay u hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed