Shir looga hadlay arrimaha khuseeya Soomaaliya oo ka dhacay dalka UK

Dowladda Qatar ayaa ka qeyb gashay shirkii lixaad ee kooxda quint group-ka ee Soomaaliya, kaasoo maanta ka dhacay magaalada London, iyadoo ay ka soo qeyb galeen Mareykanka, Imaaraadka Carabta, Boqortooyada Ingiriiska, Jamhuuriyadda Turkiga, iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada amni iyo mida siyaasadeed ee Soomaaliya iyo sidii la isaga kaashan lahaa wax qabadyada la wadaago.

Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa intii uu kulanka socday hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo dadaallada lagu taageerayo amniga, xasilloonida, midnimada, iyo madaxbannaanida dhulkeeda oo dhan.

HBN NEWS DSESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed