Shil naxdin leh oo galaaftay nolosha Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay gobolka Nugaal, waxaana shil gaari ku dhintay xildhibaan Cali Axmed Maxamuud oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland, taasoo dhalisay walaac bulsho iyo mid maamul.

Geerida Cali Axmed Maxamuud ayaa uur-ku-taallo ku reebtay shacabka reer Puntland, gaara Golaha Wakiilada maamulkaas . Geerida marxuumka ayaa waxaa si weyn uga tacsiyeeyay shacabka iyo siyaasiyiinta.

Geerida Maxamuud ka sokow waxaa shilkaasi ku dhaawacmay xildhibaan kale oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Saalax. Dhaawaca Saalax weli lama shaacin inta yy gaarsiisan yahay.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed