Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqadaha ka guddoomay ku dhawaad 10 danjire oo dalka Falastiin ku jiro

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay 8 danjireyaal cusub oo ku soo biiray diblumaasiyiinta ka howlgala Soomaaliya, waxaana ku jira safiirka Falastiin.

Danjireyaasha uu Madaxweynuhu ka guddoomay warqadaha aqoonsiga ayaa kala ah, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Sudan Amb. Abdirahman Khalil Ahmed, Danjiraha cusub ee Falastiin Rowaid Adil Mohamed, Danjire cusub ee Thailand Morakot Janemathukorn, Amb. Bernard Yohana Kibesse ah Tanzania, Ana Filomena da Costa Rocha oo Portugal ah, Martin K. NGOGA oo Rwanda ah, Mahi Boumediene Algeria ah iyo Matsuura Hiroshi oo Japan ah.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed