Maamulka magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo oo Al shabaab ka soo furtay Nin Itoobiyaan ah isla markaana soo bandhigay, haddaba sidee arrintaas u dhacday

Maaamulka Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay soo furteen MuwaadimItoobiyaan ah oo Al shabaab ay afduub u heysteen muddooyinkii la soo dhaafay, howlgalka ayaa ka dhacay deegaanno hoos yimaado magaladaasi.

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasada degamda Baladxaawo ayaa ka warbixiyay hawalgal qorsheysan oo ay saaka qaadeen ciidamada amaanka degamda Baladxaawo hawalgalkaasi oo Kooxda Al shabaab looga soo furtay muwaadin Ethiopian ah, kana soo jeedo Qowmiyada Oromada oo ay Halkaas ku haysteen.

Arrintaan ayaa ku soo beegantay iyada oo horay ilaa 6 muwaadiin oo ka soo jeedo Oramada lagu dilay magaalada Balad Xaawo dhowr toddabaad ka hor.

HBN NEWS DESK

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed