Howgal lagu dilay horjooge Alshabaab ah oo ka dhacay Jubbada Hoose

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka ay ku dileen xubin muhiim ah oo ka tirsanaa jabahada sida hadalka loogu dhigay ku dhuumaysta.

Howlgalkan oo ka dhacay deegaan ku dhow magaalada Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose, kassi oo magaciiga lagu sheegay Warsame Barre Sugow oo ahaa sida hadalka loo yiri ah xubin muhiim ah oo Alshabaab Jubbada Hoose.

Xoogga dalka iyo Kuwa Jubbaland ayaa sii raaciyey in uu howlgal aan kala joogsi laheyn, waxaana la tilmaamay in uu ka socdo ee Jubada Hoose.

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed