Golaha Sare ee Dhaqanka SSC-Khaatumo oo shir ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa qoraal ay soo saareen raali gelin siiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya hadalkaas ayaa ahay in ay raali ka tahay dowladdu duqeynta magaalada Laascaanood.
Dhawaan wareeysi uu bixiyay Garaad Jaamac Garaad Cali ayuu ku sheegay in duqeynta ciidamada Somaliland ay k a geystaan Laascaanood ay dowladda Soomaaliya raali ka tahah.
Hadalkaas ayaa qabsaday warbaahinta waxana ka dashay dooddo xooggan iyo hadal heyn xooggan.
Halkaan Ka Akhiriso:-