Ciidamada dowladda Soomaaliya oo deegaanka Qaycad kala wareegay Alshabaab

Ciidamada Xaoogga dalka Soomaaliya oo kaa shanaya kuwa deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha u galeen mid ka mid fariisimaha ugu waa weynaa kooxda Alshabaab ee gobolka Mudug.

Ciidamadan wada jira ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degaanka Qaycad oo muddoyinkan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab balse howlgal xooggan oo lagu ekeeyey sababaay in ay gacantooda ay ka baxdo.

Saraakisha Ciidamada Xoogga dalka ayaa xaqiijiyey in ay guul weyn ay ka gaareen weerarkii ay ku qaadeen fariisimihii Alshabaab ku laheyd meel aan sidaasi uga fogeyn Deegaanka Qaycad ee

Alshabaab ayaa deegaanka Qaycad ka difaaca jiray dhaqdhaqaaqooda gobolka Mudug.

Isha ku haay HBN ONLINE TV

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed