HomeWararka

Wararka

Duqeyn ciidamada RSF ka geysteen Suudaan oo sababtay dhimashada & dhaawaca ku dhawaad...

Shabakadda Dhakhaatiirta Suudaan ayaa maanta shaaca ka qaaday in 24 qof lagu dilay halka 55 kalena lagu dhaawacay duqeyn madaafiic...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo ka falceliyay xarig Booliiska Soomaaliya u gaystay oday dhaqam...

Madasha Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ayaa si adag u cambaareysay xarigga ciidamada Booliiska Soomaaliya ay u gayteen Nabaddoon Xuse...

Puntland oo xog ka bixisay dil xubno Daacish ah iyo saanad ciidan oo ay la wareegeen

Ciidamada Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaas...

Guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee maamulka Waqooyi Bari oo farriin u dira...

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay wakhtiga ay ku eg...

Maxaa looga hadlay kulanka Taliyaha Sirdoonka Suudaan uu la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya...

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoo...

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay deegano ka tirsan Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano Istiraatiiji ah oo muddo dheer ay ku sugnaayeen ...

Somaliland oo sheegtay in DFS ka heshay deeq lacageed oo ku dhow hal Milyan oo doollar oo ...

Guddiga Abaaraha Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay soo gaartay gargaar lacageed dhan $700,000 oo loogu talagalay dadka ay abaaruh...

Ciidamada Kenya oo dilay xubno ka tirsan kooxda Alshabaab oo ka talaabay xadka

Ciidamada gaarka ah ee Kenya (KDF) ayaa sheegay in gudaha dalkaasi lagu maanta 5 dagaalame oo Alshabaab ah, kadib howlgal sirdoon ...

Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay in duqeyn ka dhacday Hiiraan lagu dilay ku dhawaad 10 Alsh...

Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa caawa baahisay xogta duqeymo lagu dilay ku dhawaad 10 xubnood ka tirsanaa kooxda Alshab...

Mucaaradka Soomaaliya oo ka soo horjeestay hesshiikii DFS iyo xubno iyaga ka go’ay

Xubno ka tirsan Madasha Samatabixinta Mucaaradka Soomaaliya oo aan qayb ka ahayn is-afgaradkii shalay dhex maray Dowladda Federaal...

Mareykanka oo soo gabagabeeyay hawlgal ka dhan ah Daacishta Soomaaliya

Warbixin uu soo saaray Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa lagu sheegay in la soo afjaray howlgal socday muddo t...

Doorashada madaxweynaha Waqooyi Bari oo lagu dhawaaqay in la soo gabagabeyn dooono dhamaad...

Guddiga Doorashada Maamulka Waqooyi-bari Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay jadwalka iyo shuruudaha doorashada Madaxweynaha iyo Madaxwey...

Live Now

English News

Facebook Feed