HomeWararka

Wararka

Horjoogayaal Alshabaab ah iyo xubno kale oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha hoose...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada Aussom ayaa sheegay in howlgal ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose lagu dilay...

Puntland oo xog dheeraad ah ka bixisay duqeyn lagu Nabadoon caan ah Sanaag

Taliska Ciidamada Booliiska maamulka Puntland ayaa maanta faahfaahin hordhac ah ka bixiyey duqayntii shalay ka dhacday duleedka de...

DFS oo furtay xarunta sahanka iyo Sirdoonka Ciidamada xoogga dalka

Militeriga Soomaaliya ayaa yeeshay Xarruun cusub oo ay ku howlgali doonaan taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga, kaasi oo...

Muxuu yahay dagaalka mideeyay mucaaradka & dowladda Soomaaliya ee shalay dhacay?

Dagaalkii Ceeldheer ayaa sababay in dowladda iyo mucaaradka ay isku mowqif ka noqdaan bogaadinta iyo taageerada loo jeediyay ciida...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay Maxaabiis iyo hubka lagu qabtay dagaalkii Ceeldheer

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku soo bandhigtay hub iyo maxaabiis lagu qabtay ...

Dowladda Soomaaliya shaacisay xilka rasmiga ah ee Cabdirashiid Janaan, iyada oo fariin cul...

Iyadoo awaamiir culus laga soo saaray amniga degmada Beledxaawo, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah u shaacisay xilka...

Warar Dheeraad ah: Duqeyn ka dhacday gobolka Sanaag oo lagu dilay Nabadoon caan ah

Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in duqeyn culus lagu beegsaday gaari uu saarnaa Nabadoon caan ah, xilli uu maraya...

Ingiriiska oo Soomaaliya ku wareejiyay qalab military oo muhiim ah

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay qalab casri ah oo lagu ogaado walxaha qarxa iyo miina baarista, kaas...

DFS oo sheegtay sababta ay u soo rogtay go’aanka adeegga E-Visa

Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dib-u-habeyn weyn lagu sameeyay arrimaha socdaalka, tan ugu weyn tan iyo 1960-kiii, taasoo loo...

Wax ka ogow Alshabaab oo khasaare naf iyo maal leh gaarsiiyey dad rayid ah Shabeellaha hoo...

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaalad adag ay maanta ka taagan tahay degmada Awdheegle oo weli ay ...

Safaaradaha Soomaaliya ee Kenya & Tanzaniya oo isku haysta safar ganacsato ku tagtey ...

Waxaa soo shaac baxay khilaaf diblomaasiyadeed oo u dhexeeya Safaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ku leedahay dalalka Ke...

Soomaaliya & laba dal oo kale oo Muslmim ah oo qaaday tilaabo culus oo la xiriirta we...

Soomaaliya, Algeria iyo Pakistan ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo culus, iyaga oo codsaday in Golaha Amniga ee Qaramada Mi...

Live Now

English News

Facebook Feed