HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo war ka soo saaray hawlgallada Puntland ee ka dhanka ah Daacish

Safaarada Mareykanka ayaa war rasmi ah ka soo saartay hawlgallada Puntland ee ka dhanka ah kooxda Daacish, kuwaas muddo sanad ku d...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Madasha Difaaca shiinaha oo ay isugu yimaadeen ergooyin ka ka...

Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Madasha Difaaca Caalamiga ah ee Beijing Xiangshan Forum, oo sanadkan lagu qabtay magaalada Beijing ...

DFS oo amarro adag ku waajibsay dadka ajaaniibta ah ee dalka imaanaya Soomaalidane si dadb...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka Soomaaliya aanu imaan karin qof ajanabi ah oo aan dal ku gal (...

Marxmuun Nabaddoon Cumar oo lagu aasay degmadii lagu duqeeyey ee gobolka Sanaag

Galinkii dambe ee maanta ayaa lagu aasay Marxuum Nabaddoon Cumar Cabdullaahi Cabdi gobolka Sanaag, kaasi oo ku geeriyooday duqeyn ...

DFS oo xabsi muddo dheer ah iyo ganaax lacageed isugu dartay haweenay lagu helay maalgelin...

Xeer Ilaalinta guud ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Caasho Macalin Mursal Cali oo eedeysane ah loo gudbiyay Maxkamadda Gobolka Bana...

Dhaqanka Sanaag oo shirqoool ku tilmaamay dilka Nabadoon caan ahaa, iyagoo wakhti-koob u q...

Isimada, nabadoonada iyo guurtida gobolka Sanaag oo si caro leh uga hadlay dilkii Nabadoon Cumar Cabdillaahi ayaa si cad u dalbada...

Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ganacsatada ku xadgudubta

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa si adag ugu digay ganacsatada dalka in ay ka fogaadaan ku xadgudubka sharciga can...

Mareykanka oo war cusub ka soo saaray duqeyn ka dhacday gobolka Sanaag

Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ay 13-kii...

DFS oo duqeyn ku dishay Shabeellaha hoose ku dhwaad 10 Alshabaab ah

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta duqeyn ka dhacday gobolka Shabelelaha Hoose lagu dilay ku dhawaad toban xubnood ka mid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah Itoobiya & Masar – Pu...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay dalalka Masar, Itoobiya iyo Suudaan inay si nabad ah u wadaagaan B...

Xukuumadda Soomaaliya oo si caro leh kaga jawaabtay cabashooyin dadweyne oo ka yimid Garoo...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo maanta kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa si caro iyo digniin ...

Howlgal culus oo ciidamada dowladda ka fuliyeen Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga dalka ayaa maanta howlgal ballaaran ka sameeyay qaybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu fashiliyay...

Live Now

English News

Facebook Feed