HomeWararka

Wararka

DFS oo sheegtay in ku dhawaaad 100 xubnood oo Alshaabab horjoogayaal ku jiraan lagu dilay ...

Waxaa laga soo sheegayaa dagaal culus oo socday wax ka badan laba maalmood oo ka dhacay xadka u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Sha...

Safiirka cusub ee UK oo soo gaaray Muqdisho

Safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u qaabilsan dalka Soomaaliya Amb.Charles Nicholas King ayaa ka soo degay Garoonka diyaaradaha A...

Jabuuti oo bilowday raafka dadka ajaaniib ah ee jooga dalkeeda, maxay tahay sababta

Dowladda Jabuuti oo dhawaan ku dhawaaqday in dalka ka baxaan dhamaan dadka aan heysan sharciga ayaa ku dalbatay Ciidamo si looga m...

Hoggaamiye sare oo ka tirsan Daacish oo lagu dilay hawlgal gaar ah oo ka dhacay Puntland

Hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ayaa lagu dilay hawlgal qorshaysan oo la sheegay in si guul leh uga dhacay magaalada P...

Maxaa looga hadlay fadhiga Golaha Shacabka Soomaaliya?

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo kulankaasi lagu gorfeey...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay dagaallo ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha dh...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo ballaaran oo ay saacadihii la soo dhaafay ciidamad...

Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland xal u heyso dhibaatada Soomaaliya haysata

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 18-ka May, oo...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo war culus ka soo saaray edeymo loo jeediyey

Xili mareegta lagu xariiro ay ku fideyeen dayaacado ka dhan ah waxtarka agabka doorashooyinka uu diyaariyey guddiga doorashooyinka...

Maxkamadda Gobolka Baay oo maanta fulisay xukun dil ah

Fagaare ku yaalla magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu toogtay Axmed Cabdullaahi Maxamuud saacado kadib markii u dilay Abshir Xasan...

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xerada Damaanyo Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac culus ayaa ka dhacay weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday Xero ciidamada Dowladda Soomaaliya ku leeyih...

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dilka Taliye Xujaalle

Taliyihii Guutada 26-aad, Qeybta 27-aad ee Ciidmada Xoogga Soomaaliya Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Xujaale ayaa la toogtay, xili a...

Qaramada Midoobay oo ka digtay dhaqaale la’aanta haysta Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

aXoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa si qoto dheer uga hadlay caqabadaha dhaqaale ee haysta howlgalka taage...

Live Now

English News

Facebook Feed