HomeWararka

Wararka

Burcad hubeysan oo Koonfur Afrika ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed

Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi ee magaalada Cape Town ee Koonfur Afrika, ayaa xaqiijiyey in halkaasi lagu dilay muwaadin S...

Maraykanka oo sheegay in duqeyn khasaare sababtay Daacish kula beegsadeen buuraha silsilad...

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in duqeyn cirka ah ka fuliyeen deegaan ka tirsan buuraha gobolka Bari ee So...

Milatariga Soomaaliya oo ka hadlay howlgalada Yaaqbariweyne iyo maleeshiyaadka ay ku soo q...

Milatariga Soomaaliya ayaa kala cayriyay maleeshiyo beeleed isbaarooyin sharci darro ah dhigtay deegaanno hoos taga degmada Wanlaw...

NISA oo dishay horjoogihii Alshabaab ee diyaarinta qaraxyada Shabeellaha hoose

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ku dhawaaqday in howlgal si qorsheysan looga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose in lagu ...

Xasan Sheekh “Alshabaab inay qaataan kaarka aqoonsiga waxba uma aragno”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay doorka isbeddelka iyo marxaladda lagama maarmaanka ka dhigi doonta in qof walba helo...

Waqooyi Bari oo sheegtay inay Dowladda Soomaaliya kala shaqeyn doonto in maamulada kale la...

Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya ayaa sheegay inuu si rasmi ah u bilaabayo fududeynta bixinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka, kaas oo la...

Faahfaahin: shil & dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Garoowe

Laba askari ayaa ku dhintay, halka labo ruux oo kale ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Garoo...

Doorashooyinkii lagu waday inay ka dhacaan Muqdisho oo oo dib loo dhigay

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadii lagu qorsheeyay inay ka dhacdo magaalada M...

Dowladda Soomaaliya oo dilashay horjoogihii Alshabaab ee Shabeellaha dhexe

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka deegaanka ayaa la xariijiyey in howlgal ka dhacay deegaanka Cali Heele, oo...

Xeer Ilaalinta Soomaaliya oo xukunno adag ku riday dad lagu helay maalgelinta Alshabaab

Xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay xukuno isugu jira xabsi, ganaax lacageed iyo la wareegid hanti, ka dib...

Xulka qaranka Soomaaliya oo ka badiyey dhigooda Rwanda

Xulka qaranka Soomaaliya ee ka yar 17 sano ayaa galabta guul weyn oo 3–0 ah ka gaaray dhiggooda Rwanda, kulan ka tirsan Ciyaaraha ...

Maxkamadda Mudug oo xukun dil ah Ku riday Hodan oo dishay Saabiriin Saylaan

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug, Puntland ayaa xukun dil ah ku riday Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay inay si ar...

Live Now

English News

Facebook Feed