HomeWararka

Wararka

Golaha Wakiilada Puntland oo Xasaanaddii ka Qaaday Xildhibaan Hore Cabdirashiid Yuusuf Jib...

Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ku go’aamiyay in xasaanaddii laga qaado Xild...

Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku Dhigay Askari loo heysto jir-dil Gabar & digniin cul...

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay xabsiga dhigeen Axmed Nuur Maxamuud, oo ah askari ka tirsan ciidamada dowladda, ...

Soomaaliya iyo UK oo kawada hadlay la-dagaallanka Alshabaab iyo taageerada howlgalka AUSSO...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka cusub ee Boqortooy...

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo wadahadal ka yeeshay cilaaqadka ka dhexeeya iyo Amniga, xili ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Axmed Juma Al-Rumait...

Duqeyn dhimasho iyo Dhaawac lagu gaarsiiyey xubno Alshabaab oo ka dhacay Hiiraan

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamka, ayaa sheegtay inay xalay fulisay howlgal qorsheysan oo ka d...

Jubbaland oo sheegtay inay burburisay fariisimo Alshabaab lahaayeen

Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada ammaanka, gaar ahaan Daraawiishta Jubbaland, ay ku guuleysteen burburinta fa...

Xildhibaan Cabdirashiid oo iska casilay xilkii uu ka hayay Golaha Wakiilada Puntland &...

Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Abwaan, oo ahaa ka tirsanaa Golaha Wakiilada Puntland kana soo baxay deegaanada Sanaag ayaa si rasmi a...

Howlgal lagu dilay ku dhawaad 10 Alshabaab ah oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay tuulada Buulo-Xoog, oo u dhow deeg...

Shirka Dhammaystirka Maamulka SSC-Khaatumo oo Si Rasmi Ah uga Furmay Magaalada Laascaanood...

Waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Laascaanood shirka dhammaystirka Maamulka SSC-Khaatumo, kaas oo si habsami leh u socda, loo...

Laasacaanood: Wararkii ugu dambeeye ee shirka dhameystirka SSC Khaatumo – halkeee wax mara...

Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Laascaanood, xarunta gobolka Sool, uu si rasmi ah uga furmo Shirka Weynaha Dhammeystirka Maam...

Midowga Afrika oo qalinka duugay 10 Milyan oo uu ugu deeqay howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya...

Golaha Fulinta Midowga Afrika ayaa kulan uu ku yeeshay magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea, kalfadhigiisii 47aad, ku ansix...

SSC-Khaatumo oo ka hadashay sababta ka dambeysay inuu baaqdo shirkii lagu ballansanaa iyo ...

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ka hadlay baaqashada shirweynihii la filayay inuu maanta ka furmo magaalada Laascaanood, iyagoo sheegay...

Live Now

English News

Facebook Feed