HomeWararka

Wararka

Xamsa oo Hay’addaha DFS ku amray in gurmad degdeg ah la gaarsiiyo Awdal

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa diiradda saaray xaaladda ...

Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsaneyn hannaan yagleelka SSC Khaatumo

Maamulka Puntland ayaa sheegay in gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn sharci ahaan ay ka mid yihiin Puntland, isla markaana aysan aqoo...

Hirshabeelle oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Alshabaab oo dib loogu qaado, xili laga he...

Golaha Wasiiradda Hirshabeelle ayaa yeeshay kulankooda caadiga ah, iyagoo ka wada hadlay dagaalka Alshabaab iyo Dardar galintiisa ...

Somaliland oo ku dhawaaqday wadahadalo Nabadeed oo xal looga gaarayo xiisadaha gobolka San...

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday gogol nabadeed oo loo fidiyay beelaha wada dega Sanaag, si xal waara looga gaaro colaadah...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo mamnuucay diwaangalinta dadka la soo qasbo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya aaa maanta ka warbixiyay xaaladda guud ee diiwaangelinta codbixiyeyaas...

Ciidamada isku horfadhiyay Dhahar oo lakala qaaday

Waxaa lagu guuleystay in si nabad ah loo kala qaado ciidamadii isku horfadhiiyay gudaha magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag, kadib ...

Dowladda Soomaaliya oo Deni ku eedeysay inuu “Cabsi Galin” iyo dagaal ka wado ...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul uga hadashay dagaalka iyo xiisada ka taagan magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayey ku eedeysay in...

Maxay tahay shabakadda ISIS-Soomaaliya oo gudaha Itoobiya lagu qabtay?

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in howlgal qorsheysan oo laga fuliyey gudaha dalkaasi in lagu qabtay in ka badan 80 xubnood o...

Somaliland oo si kulul u cambaaraysay DFS, kuna eedeysay faragelin toos ah oo ka socota Ba...

Xukuumadda Somaliland ayaa si adag u cambaareeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS, kadib shir ka dhacay magaalada Hargeysa oo ...

Maakhir oo Puntland ku eedeysay dagaalkii ka dhacay Dhahar, ayna masuuliyadda wixii dhacay...

Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo maanta xilka ay ka qaadeen golaha wakiillada Puntland ayaa si kulul u eedeeyay Madaxweyne Saciid De...

Dagaal dhasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Dhahar Sanaag

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay, halka in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, kadib dagaal culus oo galinkii dambe ee maanta ka d...

Golaha Wakiilada Puntland oo Xasaanaddii ka Qaaday Xildhibaan Hore Cabdirashiid Yuusuf Jib...

Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ku go’aamiyay in xasaanaddii laga qaado Xild...

Live Now

English News

Facebook Feed