HomeWararka

Wararka

Israa’iil, Giriigga iyo Qubrus oo wada qorshe culus oo ka dhan ah Giriiga

Milatariga Israa’iil ayaa saxiixay qorshe ficil oo ku saabsan iskaashiga saddex-geesoodka ah ee militari ee u dhexeeya Israa’iil, ...

Golaha Wakiilladda Somaliland oo taageerayaa go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta si midaysan u ansixiyay qaraar ay ku sifeyeen mid "taariikhiga ah", kadib go'aankii Israa...

Madaxweyne Xasan Sheekh “dhibaatada uu Soomaaliya u geystay Netanyahu horey uguma dhicin d...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si xooggan u cambaareeyey Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ka d...

Ururka bariga Afrika oo oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ah isbahaysigii ugu dambeeyay ee ay Soomaaliya ku biirtay, isla markaana ay xubno ka yihii...

“Ma aqbalayno aamuska Madaxda” Isimada dhaqanka Puntland

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka jeediyay hadallo adag oo ay si cad ugu diideen aqoonsiga ...

Sentor Dubbe iska casilay Aqalka sare ee Soomaaliya, kadib aqoonsiga Somaliland

Senator Cismaan Abokor Dubbe, oo ka tirsanaa Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa iska ...

Baarlamaanka Soomaaliya oo gaashaanka u daruuray aqoonsiga Somaliland

Goleyaasha Laba Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar adag oo lagu diiday aqoonsiga S...

Soomaaliya oo dalbatay in Jaamacada Carabtu isugu timaado kulan deg deg ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa si rasmi ah u dalbatay in Golaha Jaamacadda Carabta uu isugu yimaado kulan degdeg ah, kadd...

Maxay Suudaanta Koofureed ka tiri “Aqoonsiga Somaliland”?

Dowladda Suudaanta Koofureed ayaa si rasmi ah u muujisay mowqifkeeda ku aaddan arrinta la xiriirta “aqoonsiga Somaliland” ee ay ug...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bilaabay wadahadallo siyaasadeed oo looga arrinsanayo aqoonsiga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bilaabay dadaallo siyaasadeed oo uu xiriir kula samey...

Sidee looga falceliyey aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil?

Waxaa isi soo taraya saacad saacadda ka dambeysa wararka iyo falcelinada ka imaanaya dalalka caalamka ee ku aadan aqoonsiga ay maa...

DFS oo saartay war ay kaga falcelisay aqoonsiga Somaliland ee Israel

Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo ka dhan ah madax-b...

Live Now

English News

Facebook Feed