HomeWararka

Wararka

SSC-Khaatumo oo goojacadde ku xustay sanad ka dib dagaalkii ay la galeen Somaliland

Masuul, saraakiil iyo madaxda huggaanka u ah maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta ka qayb galayey Isu soo bax weyn oo lagu qabtay xer...

Hanti lagu qiyaasay ku dhawaad 1 milyan oo doolar oo ku gubatay dabkii ka kacay suuqa Ceel...

Ganacsatada deegaanka Ceelasha Biyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo si hordhac ah faah faahin uga bixiyay khasaaraha ka dhashay dab...

Jubbaland oo howlgal ku qabatay xubno ka tirsan Alshabaab Jubbada Hoose

Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaanno dhanka waqooyi galbeed kaga beegan mag...

Somaliland oo si kulul uga hadashay awaamiir ka soo baxay Dowladda Soomalaiya

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay warqado kala duwan oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in wax aanan la aqbali k...

Qarax sababay khasaara xooggan oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Wararka ka imaanaya degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in qarax ka dhacay uu sababay dhimasho iyo dhaawac, kuwa...

Koonfur Galbeed oo Alshabaab ku eedeyey dab ka kacay Suuqa Ceelasha Biya

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo abxaya dab xooggan oo gubay suuqa wayn ee magaalada Ceelashaa Biyaha ee gobolka Shabeellaha H...

Soomaaliya oo digniin u dirtay shirkaddaha iyo xawaaladaha dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir ay soo saartay dul dhigtay shirkaddo iyo Xawaaladaha dalka, kuwaa oo laga dalbaday in ay fuliyaa...

Golaha Aqalka Sare oo maamul goboleedyada ku eedeeyey wax qabad la’aan.

Kulan xasaasi oo maanta ay isugu yimaadeen mudanayaasha Aqalka Sare oo ay guddoomiyeen Ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku x...

Puntland oo beenisay eedeyn ay u soo jeedisay hay’adda caruurta ee QM ee UNICEF.

Maamul goboleedka Puntland ayaa si adag uga jawaabay war ka soo baxay hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta ka...

Aabaha marxuumad Luul oo sheegay in ay ku qancaan in loo Qisaaso Sayid Cali

Cabdicasiis Maxamed oo ah aabaha dhalay ALLAHA u naxariistee Marxuumad Luul Cabdicassii oo u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray dab...

Golaha wakiilada Somaliland oo baafinaya xildhibaanno la la’yahay

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa baafinaya ku dhawaad toban xildhibaan oo la la’yahay, sida warqad lala wadaagay warbaahinta lagu ...

Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya & Imaaraadka oo fuliyay amar ka soo baxay Soomaali...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkadaha diyaaradaha ee Ethiopian Airline & Fly Dubai oo laga leeyahay Itoobiya & I...

Live Now

English News

Facebook Feed