HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo markale ku celisay in Itoobiya laga saarayo howlgalka cusub ee 2025

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in go'aanka dowladda ee ahaa in...

ku dhawaad 50 Alshabaab ah oo lagu dilay howlgal ka dhacay Galmudug

Howlgal qorsheysnaa oo ay sheegtay Dowladda Soomaaliya in laga fuliyey gobolka Galgaduud, kaasi oo ay ka qayb qaateen saaxiibada c...

Xog cuub oo ku saabsan Markabka Turkiga ee Saliidda ka Baaraya Soomaaliya

Madaxweyne Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Wasiirka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Abdirizak Cumar Maxamed, dhiggiisa Turkiga Alpar...

Kuuriyada Waqooyi oo Mareykanka & Kuuriyada Koonfureed ugu hanjabtay nukliyeer.

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in ciidamadiisu ay isticmaali doonaan hubka Nukliyeerka ah si aan ka laba ...

Ciidamada Xoogga oo guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeen Al shabaab

Wasaarada Gashandhiga Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgalo maalmihii lasoo dhaafay ay gobolada dalka ka sameyeeen ciidam...

Siyaasiyiin rajo xukumo ka muujiyey shirka madasha ee Muqdisho ka socada

Masuuliyiin xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda iyo qaar hadda ku jira oo ku mucaarad ah ayaa sheegay in shirka madasha uu ku ...

Itoobiya oo awaamiir cusub ku soo kordhisay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Wararka ka imaanaya dhulka Soomaali Galbeed ayaa ku soo waramaya in halkaasi ay Itoobiya ka wado xadidaad dhanka xududdka ah, iyad...

Golaha Ammaanka oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo xiisadaha Geeska Afrika

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, taasi oo lagu soo bandhigay xiisadaha sii ca...

Iiraan ilaa intee ay ku qaadan kartaa inay samaysato hubka nukliyeerka?

Telefishinka Al Carabiya ayaa warbixin dheer oo uu ka diyaariyay gantaalihii habeennimadii Talaadada Iiraan ku weerary Israaiil wa...

Taliyaha Ciidamada Booliska oo go’aamo adag ka soo saaray shirka maanta

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska B...

Maxaa looga hadlayaa shirka golaha wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad?

Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa galaya maalintii labaad, iyada oo madaxda ay ka wada hadli doonaan xaaladda guud ee dalka gaa...

Masuuliyiin sar sare oo iska casilaya xilalkii ay ka hayeen xisbiga Kulmiye ee talada haya...

Xisbiga talada haya Sooomaaliland ee Kulmiye ayaa todobaadkan waxaa ka baxay masuuliyiin miisaan culus kulahaa, kuwaa oo xilal kal...

Live Now

English News

Facebook Feed