HomeWararka

Wararka

Xamsa oo kala hadlay Wakiilka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya howlgalka AUSSOM

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga A...

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis cusub oo ciidamado dheeraad ah loogu soo ...

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta magaalada Jabuuti si rasmi ah u kala saxiixday heshiis lagu kordhinaayo ciidamada dow...

Ciidamada DFS oo gacanta ku dhigay Beledxaawo kadib shan maalin oo dagaallo dhimasho, dhaa...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaddib dagaal cul...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay abaarta ka jirta gobolka Awdal oo dad dishay

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa si weyn uga hadlay xaaladda abaareed ee ka taagan gobolka Awda...

Dagaal dib uga qarxay Beledxaawo – Xaalad kacsan iyo barakac xoogan oo socda

Dagaal culus ayaa dib uga qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay isku hor fadhyeen ciida...

Puntland oo si adag u cambaareysay kuna eedaysay DFS faragelinta SSC iyo Jubbaland

Golaha Wakiillada Puntland ayaa maanta soo saaray qaraar culus oo cambaareyn iyo digniin adag xanbaarsan, kaas oo lagaga hadlayo f...

Xaalad adag oo ka taagan Beledxaawo kadib dagaal markale saaka dib uga Qarxay

Waxaa markale dagaal culus ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, xilli ay shacabka deegaanka wajahayaan xaalad bani’aada...

Waa sidee xaaladda Beledxaawo?

Kadib Dagaal culus oo markale ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo oo u dhexeeyey ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Dawlada Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah uu u dhamamaday khilaafkii kala dhaxeeyay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasi oo ka dhash...

Soomaaliya oo shaaciyay inay soo iibsatay diyaarado rakaab si dib loogu howlgaliyo Somali ...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay maanta inay iibsatay laba diyaaradood oo nooca Airbus A320 ah, si dib ...

Dagaal dib qarxay Beledxaawo iyo Xiisado adag oo sii faafeysa

Dagaal culus ayaa maanta markale ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, waxaana uu u dhexeeyaa ciidamada Dowladda Federaalk...

Xiisadda ka taagan gobolka Gedo oo meel Xasaasi ah Maraysa & wararkii u dambeeyey

Xaaladda gobolka Gedo ayaa si xowli ah uga sii dareysa, kadib dagaallo culus oo dhowr jiho ka socda, kuwaas oo u dhexeeya ciidamad...

Live Now

English News

Facebook Feed