HomeWararka

Wararka

Mid ka mid ah siyaasiyiinta Gobolka Awdal oo si adag uga horyimid qorshaha Itoobiya lagu s...

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta aadka looga yaqaan deegaanada Somaliland, isla markaana ka mid ah xisbiga...

Xubno maalgaliya Daacishta Soomaaliya oo Mareykanka cunaqabateyn saaray

Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay saddex nin oo ka mid ah fududeeyayaasha kooxda Daacish ee Afrika, ...

Tahriibayaal Soomaali ka mid tahay oo Doon kula qalibantay xeebaha Yemen

In ka badan 40 tahriibayaal Afrikaan ah oo Soomaali ay ku jirto ayaa lagu la’yahay nolol iyo geeri, ka dib markii dooni ay la socd...

Digniin loo diray dadka Maandooriyaha ka ganacsada Gobolka Banaadir

Howlgal laamaha ammaanka maamulka gobolka Banaadir ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Cabdisiis ayaa waxaa ay ku soo qabtee...

Xisbi ka mid kuwii doorashada Puntland ku tartamay oo ku eed u jeediyey Guddiga doorshooyi...

Xisbi ka mid kuwii doorashada Puntland ku tartamay oo ku eed u jeediyey Guddiga doorshooyinka Xisbiga Mustaqbal oo ka mida axsa...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan Daacish ee Gobolka Bari

  Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhigay nin ajnabi ah oo xiriir la leh Daacish, kadib howlgal ay dhawaan ka s...

Danab oo xubno Alshaabab ah ku dishay Jubbada Hoose

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay maanta in ay burburiyeen goobo ay ku sugnaayeen xubno tirsan Kooxda Alshab...

Somaliland oo hadal adag kasoo saartay in ciidamo Turki ah ay ilaaliyaan xeebeheeda

Somaliland ayaa war kasoo saartay in ciidamo Turki ah ay ka howl geli karaan agga badaha ee Soomaaliya, ka dib markii uu Turkigu s...

Howlgal lagu laayey xubno Alshabaab ah oo ka dhacay Bakool

Ciidamada Xoogga ee qaybta 60-aad ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ka fuliyeen qaybo ka mid ah deegaanada Koonfur Galbeed,...

DEG DEG: Wade Mooto Bajaaj oo lagu dilay Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusareeb ayaa sheegay in lagu dilay halkaas darawal Mooto Bajaaj ah, waxana lagu soo waramay in uu...

 Natiijada hodhaca ee doorashooyinka golaha deegaanka Puntland oo la shaaciyey 

Gudiga doorashooyinka maamul goboleedka puntland ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee codeyntii shalay ka dhacday degmooyinka g...

Ciidamada Itoobiya oo maalintii labaad ka gudbay xadka Gobolka Hiiraan

Maalintii labaad oo xiriir ah, boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa in ay ka soo gudbeen xadka Itoobiya a...

Live Now

English News

Facebook Feed