HomeWararka

Wararka

Rabshado dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay magaalada Islamabad ee dalka Pakista...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Pakistan ayaa maanta sheegtay in 4 askari oo ka mid ah ciidamada ammaanka lagu dilay halka 70 kale l...

Maxaa ka cusub xaaladda gobolka Gedo iyo Jubbada Hoose

Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Cabdulaahi Cabdi Jamac Shimbir iyo mas'uuliyiin ka tirsan DFS oo ay galbinayeen ciidamada Dowla...

Jubbaland oo shaqo fariisin ku sameysay Duqa gobolka Gedo oo lagu eedeeyey Musuqmaasuq

War qoraal ah ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland galinkii dambe ee maanta ayaa lagu sheegay in shaqo fariisin ay ku ...

Ma dhabbaa in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ee Sukhoi Su-35 ay Iiraan heshay?

Warbaahinta oo soo xiganaysa ilo ayaa tabisay in qaybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka ee casriga ah ee Ruushka Sukhoi-35 ...

Ilyaas Bedel oo sheegay in uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Jubbaland

Ilyaas Beled Gaboose oo sheegay in uu yahay madaxweynaha saxda ah ee Jubbaland ayaa sheegay doorashada maanta kismaayo loogu doort...

Golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya oo la isugu yeeray shir aan caadi aheyn

Waxaa dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya lagu wargaliyey in uu jiro shir aan caadi ahayn oo la isugu imaanay...

Guddoomiyaha Gedo oo ka soo horjeesaday doorashada maanta uu ku soo baxay Madaxweyne Axmed...

Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Cabdulaahi Cabdi Jamac Shimbir oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka soo horjeesaday door...

Dowladda ciidamo ka dajisey deegaan u dhow magaalada Kismaayo Jubbaland

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo milatari, ka dib markii ay ciidamo dheeraad ka dajisay gobolka Ju...

Iiraan oo wacad ku martay inays ii wadi doonto taageerada kooxaha Iska Caabinta Bariga Dhe...

Taliyaha guud ee ciidamada Iran ayaa sheegay in Israa'iil ay "gaartay xaalad cakiran" isla markaana Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee ...

Axmed Madoobe oo loo doortay markale Madaxweynaha Jubbaland

Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta markale Baarlamaanka Jubbaland magaalada Kismaayo ugu doorteen madaxweynaha shanta sano e...

Musharax Axmed Madoobe oo sheegay in miiska Wada hadalka ku laaba doono haddii dib u doort...

Madaxweyne Axamed Maxamed Islaam Madoobe ahna Musharaxa u cararaya markale in uu ku guuleysto doorashada Jubbaland ayaa maanta qud...

ATMIS oo ku baaqay in xal nabadeed laga gaaro khilaafka doorashada ee Jubaland

Ururka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay in la dejiyo oo wada hadal lagu dhameeyo xiisadaha...

Live Now

English News

Facebook Feed