HomeWararka

Wararka

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Baaqday iyadoo Digniin loo diray Xildhibaannada...

Waxaa maanta oo Arbaco ah baaqday kulankii labaad ee Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka JFS, balse waxyaabaha kulanka baajiyey aya...

Hugaamiyaha Daacish ee Bari oo cadeymo cusub laga soo helay

Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin ayaa la xaqiijiyey in uu nool yahay, kaddib markii uu ka badbaaday duqeyn a...

Duqeyn sababtay dhimasho & dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo ka dhacday Shabeelaha H...

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn ka dhacday degmada Bariire ee Gobolka Shabaalaha Hoose, t...

QM oo walaac ka muujisay qoysas ku barakacay dagaalladii ka dhacay Mudug

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal beeleedyada ka dhacay...

Jubbaland oo Luuq ka bilowday xal u helida dagaalkii lagu hoobtay

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwayne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbalanad Maxamuud Sayid Aadan ayaa gaaray degmada Luuq e...

Mareykanka oo Soomaaliya kala shaqeynaya amniga garoomada & duulimaadyada

Madaxda Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota Hay’adda d...

Howlgal lagu burburiyey fariimo AlShabaab oo ka dhacay Hiiraan

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa xoogaga macawisleyda ayaa burburiyey fariisimo dhowr ah oo ay ku lahaayeen d...

Abiy Axmed oo booqasho deg deg ah ku tagay dalka Suudaan

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Port ee dalka Sudan, iyada oo la filayo in w...

Jubbaland oo guulo ka sheegatay howgal ka dhacay Jubbada hoose

Howlgallo ay sameeyeen ciidamada isku dhafka ah ee Kumaandooska DANAB iyo kuwa daraawiishta Jubaland ayaa lagu soo waramayaa in ay...

Afduubka dadka riydka ah oo Itoobiya ka noqday “tusbax afka laga furay”

  Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ay cirka isku shareereen falalka afduubka dadka rayidka ah oo ay gey...

Xasan Sheekh oo booqday ciidamada cirka ee Asmara joogga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Asmara ayaa maanta booqday cutubyo ka...

Addis Ababa oo heegan looga jiro in uu dhaco Afgambi

Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in 24-kii saac ee la soo dhaafay magaalada laga dareemay...

Live Now

English News

Facebook Feed