HomeWararka

Wararka

Wararkii u dambeeyey dagaalka Qasa & khasaaraha ciidanka Israa’iil

Iyadoo maanta ay tahay maalintii 438-aad ee dagaalka Marinka Qasa, xoogaga iska caabinta Falastiiniyinta ayaa wada weerarrada gaad...

Wasaaradda gaashaandhigga oo sheegtay howlgalo ka dhacay Shabeellaha Dhexe in lagu dilay h...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalo ay fulisay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha dhexe lagu dilay horjoogayaal iyo Mal...

Somaliland oo sheegtay in Maleeshiyaad ay ku soo duuleen magaalada Ceerigaabo

Gudoomiye gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse oo kahadlay dagaal saacadaha badan qaatay ee ka dhacay Ceerigaabo ayaa sheegay in waa s...

Dowladda Federaalka oo ka hadashay dagaalka ka socda magalaada Ceerigaabo ee gobolka Sanaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha colaadda ku dhexmareyso magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag...

Erdogan oo lagu wado inuu booqasho ku tago Soomaaliya & Itoobiya

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in labada bilood ee ugu horreeya sanadka soo socda uu booqan doono dalalka ...

Golaha ammaanka oo kulan gaar ah ka leh howlgalka cusub ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan gaar ah waxa uu 18-ka Bishaan oo ku beegan Arbacada ka yeelan doonaa Howlgalka cus...

Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu soo celiyo cunaqabataynta hubka ee saarnayd...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa sheegay in khataro halis ah ay soo wajahday ammaanka Soomaaliy...

Puntland oo xukun ku riday ku dhawaad 10 ruux oo dumar Alshabaab u socday ku jiraan

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Puntland ayaa maanta go'aamo ka soo saartay Rag iyo hawe...

Ruushka oo muujiyay mowqifkiisa ku aadan hadal ku aadan dagaalk Ukraine oo uu jeediyay Don...

Dawlada Ruushka ayaa soo dhaweeysay hadalkii Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump, ee ku aadanaa inuu ka soo horjee...

Dagaal Ceerigaabo maalintii 2-aad socda oo sababay khasaare dhimasho iyo Barakac

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka dib uga qarxay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, kaas oo u dhexeeyo ciidam...

Ku dhawaad 30 qof oo dhimasho & dhaawac ay ka soo gaartay duqeymo ka dhacay Suudaan

Ciidamada Gurmadka Deg Dega ah ee magacooda loo soo gaabiyo RSF ee dalka Sudan ayaa weeraray isbitaalka kaliya ee weli shaqaynaya ...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo soo jeediyey in ganacsatada Soomaaliyeed is hubeeyaan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo Muqdisho furay Shirweyanaha la dagaallanka Maalgalinta waxa loogu yeero Argagix...

Live Now

English News

Facebook Feed