HomeWararka

Wararka

Duqeyn cirka ah oo lagu Bartilmaameedsaday Daacish oo AFRICOM ka fulisay Puntland

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in 13-kii bishaan duqeyn cirka ah ...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wajahaya culeys kooram La’aan ah

Fadhigii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, kaddib markii ...

Puntland oo soo bandhigtay xubin Daacish Itoobiyaan ah oo Lagu Qabtay Buuraha Boosaaso

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan kooxda Daacish, kaas oo ku dhuumanayay deegaan...

Puntland oo sheegtay in uu bilowday wajiga 4-aad howlgalka ka dib kala bar sanad oo uu ka ...

Maamulka Puntland ayaa sheegay in Maanta oo ku beegan 15-ka Juun 2025 la gaaray marxalad cusub oo taariikhi ah oo ku saabsan dadaa...

Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay shir degdeg ah oo loo dhan yahay si wax looga qabto arr...

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo khadka taleefoonka kula yeeshay wada-hadallo Wakiillada Beesha Caalamka ee...

Xiritaanka gacanka Hormuz waxay keeni kartaa in foostada saliidda ah ay gaarto $300

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ciraaq, Fu’aad Xuseen, ayaa ka digay in sii socoshada colaada gobolk...

DFS oo Shaacisay Furitaanka Gogosha Wadatashiga Qaranka

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah 16-ka Juun 2025 in si rasmi ah looga furo gogoshii uu dhawaan ku baaqay Ma...

Madaxweyne Deni “Shirar madhaleys ah oo aan waxba ka soo baxeynin qabashadooda waxba soo k...

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag uga hadlay shirka la filayey inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho, i...

Punltand oo sheegtay in Kaalmo Millateri iyo sahay gargaar hawada looga soo daadiyay ciida...

Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ay ka heleen Dowladda Maraykanka kaalmo millateri iyo sahay ciidan oo hawada sare laga soo daa...

Madaxweyne Deni oo gaashaanka u daruuray in maamulkiisa hortaagan yahay mashaariicda laga ...

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay mashaariicda maamulkaas uu ka helo Dowladda Dhexe iyo Beesha Caalamka a...

Soomaaliya oo Masar kala hadashay kaalinta ay ka geysan karto dagaalka argagixisada iyo am...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa Mqudisho ku qaabilay Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Al-...

Puntland oo gacanta ku dhigtay ajnabi Daacish ah oo la shaaciyey dalka uu udhashay

Ciidamada Difaaca Puntland ayaa ku dhawaaqay in howlgal ay ka fuliyeen togga Baallade ee buuraha Calmiskad ay ku qabteen nin ajnab...

Live Now

English News

Facebook Feed