HomeFeatured News

Featured News

Dowladda Soomaaliya oo qaaday tallaabo adag oo lagu Xakameynayo hubka sharci Darrada ah

Xafiiska Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa maanta daahfuray shir falanqeynayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada mac...

Muran & buuq gaaray gacan ka hadal oo maanta ka dhacay fadhi uu lahaa Golaha Wakiilla...

Kulan xasaasi ah oo maanta ka dhacay xarunta Golaha Wakiillada Somaliland ayaa isu beddelay buuq, muran iyo gacan ka hadal, kadib ...

Wasiirka gaashaandhigg Soomaaliya oo safiirka Mareykanka kala hadlay la dagaalanka Argagix...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan uu la qaatay Safiirka Dowladda Mare...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, isagoo ...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Amiir, is...

AFRICOM oo duqeyn culus oo ka dhan Alshabaab ka falisay gobolka Jubbada Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa sheegay in howlgal duqeyn ah oo gudaha Soomaaliya ka dhacday ay ku beegsade...

Soomaaliya oo wahaysa saameyn dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ka dib markii Maraykanka uu...

Hoos u dhaca ballaaran ee taageerada milatari ee Mareykanka uu siiyo Soomaaliya ayaa sii kordhaysa, xili walaac weyn ay ka muujiye...

Kenya oo joojisay furitaanka Xafiiska Somaliland ee Nairobi

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay joojisay xaflad lagu furi lahaa Xafiis Wakiileed Somaliland ku yeelaneyso magaalada Nairobi...

Madaxweynaha Jibuuti oo si cad u eedeeyey Imaaraadka “ujeeddooyinka” Milatari...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si kulul u weeraray Imaaraadka Carabta oo ku eedeeyay in ay u adeeg...

Madaxweyne Shariif Sheekh oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay caburin ba’an ku hayso Shac...

Madaxweynihii hore ee Dowladda Kumeelgaarka ahayd, Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaleeceeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Faahfaahin ka soo baxaysa kulanka Madaxweynaha Somaliland Jibuuti uu kula yeeshay safiirra...

Madaxtooyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ku jooga Jibuuti ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirrad...

Alshabaab oo khasaare culus loogu geystay Howlgal ka dhacay Jubbada Hoose

Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ee Danab ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaan hoos taga deg...

Fiqi oo si adag ula hadlay mucaaradka oo uu ku eedeyey inay ku hadleen wax uu ku tilmaamay...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Difaaca, isagoo faahf...

Live Now

English News

Facebook Feed