Maxaa ka soo kordhay khilaafkii dowlada Soomaaliya & mucaaradka Muqdisho?

Muranka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa galay marxalad xasaasi ah, kadib markii ay fashilmeen dadaalladii dhexdhexaadinta ee ay wadeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha bulshada rayidka ah, xilli ay sii kordhayaan banaanbaxyada, eedeymaha siyaasadeed iyo khilaafka la xiriira doorashooyinka dalka.

Khubarada ammaanka ayaa ka digaya in xaaladdan ay fursad siin karto Alshabaab, oo inta badan ka faa’iideysata xilliyada qalalaasaha siyaasadeed si ay u kordhiso weerarrada qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ay ka geysato gudaha iyo daafaha magaalada Mogadisho.

Warbixin arimahaan ka hadlay halkaan ka Daawo: 👇

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed