Dowladda Sacuudiga Carabiya ayaa ku dhawaaqay in Isniinta berri ah, 18-ka May 2026, ay tahay maalinta koowaad ee bisha Dul-Xijjah 1447 Hijriya kadib markii la arkay bisha cusub.
Sidaas darteed, maalinta Carafo waxay ku beegan tahay Talaado 26-ka May, halka Ciidul Adxaa la dabaaldegi doono Arbacada, 27-ka May
HBN ONLINE TV

