Baarlamaanka Waqooyi Bari oo Xasaanaddii ka xayuubiyey Xildhibaanno ka tirsanaa maamulka

Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta xasaanaddii ka xayuubiyay 5 xildhibaan oo ku dhawaaqay inay iska casileen xubinnimadoodii baarlamaanka, isla markaana ay ka tanaasuleen mabda’ied ee mauiyaas. Wararka ayaa tilmaamaya in xubnahan ay u wareegeen dhanka siyaasad ee Somaliland, inkasta oo aanay si madaxbanaan u sheegin in talabaadaasi qaateen.

Xildhibaannada xasaanadda laga qaaday ayaa kala ah
1. Makhtal Saciid Maxamuud
2. Axmed Cali Maxamed
3. Saadiq Jaamac Muuse,
4. Axmed Caabi Xasan iyo
5. Cabdisalaan Cabdullaahi Camo.

Sabtida maanta, xildhibaan Makhtal Saciid Maxamuud oo ku hadlayay magaca xildhibaanada ayaa sheegay in go’aankooda is-casilaaddu uu yahay mid kama dambeys ah, isla markaana aysan dib uga laaban doonin Waqooyahay, u u yahay. Makhtal ayaa sheegay in maamulka uu ka leexday sida uu ku dooday himiladii iyo ujeeddadii loo dhisay.

Sidoo kale, Wuxuu sheegay in xildhibaannada is casilay ay dhawaan shaacin doonaan jihada cusub ee siyaasadeed ee ay qaadanayaan iyo magaalada ay saldhigga u noqon doonto dhaqdhaqaaqooda.

Is-casilaaddan ayaa ka dambeysay maalmo kadib markii ay horey xubinnimadeeda uga tanaasushay Fahiima Yuusuf Quuje, oo ka tirsaneyd Baarlamaanka Waqooyi Bari, taasoo dib ugu laabatay magaalada Hargeysa. Halkaas waxaa ku soo dhaweyey masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Somaliland.

Go’aanka maanta ee Baarlamaanka ayaa yimid kaddib markii Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Waqooyi Bari Soomaaliya uu guddoomiyaha baarlamaanka u gudbiyay codsi lagu dalbanayay in laga qaado xasaanadda iyo xubinniwahiromadac da flooiwahiromadac da flooiwahiromadad.

Xasaanad ka qaadistan ayaa sii xoojisay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Waqooyi Bari, iyadoo weli la sugayo tallaabada xigta ee ay qaadi doonaan xildhibaannada xilalka iska casilay iyo maamulka.

HBN AANLYN TV

La Xiriira

Live Now

English News

Facebook Feed